Privacy Policy Cookie Policy Terms and Conditions Cabdulaahi Yuusuf Axmed - Wikipedia

Cabdulaahi Yuusuf Axmed

From Wikipedia

C/laahi Yuusuf waa murtadka ugu weyn somaliya. wuxuuna sheegtaa madaxweynaha Dowlada Federalka Ku Meel Gaarka ah ee Somalia madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed Taariikh nololeekiisa mugdiga ah waa sidan soo socoto..:

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Yusuf Axmed


Waxa uu ku dhashay Gaalkacyo, Puntland – Somaaliya bishii Diseenbar 1934 kii.

Waxaa u dhaxda marwo Xaawa Abdi Samatar oo ay isu dhaleen afar caruur ah: Maxamed, Maryan, Khadiija iyo Axmed

WAXBARASHADA

1954-1957 Kulliyadda Tababarka Saraakiisha, Italy.

1965-1968 Kuliyadda Dagaalka (Staff & Command), Midowgii Soofiyeeti ee hore.

1977- Ku biiray Kuliyadda Sharciga – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Haysta billad-geesiyo iyo kuwo hoggaan.

SIYAASADDA IYO MILATARIGA

Gaashaanle Sare - Ciidamda Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Madaxa xafiiska shaqaalaha iyo tababarada ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Wuxuu ka horyimid af-ganbigii milatari ee Maxamed Siyaad Barre dalka ku qabsaday 1969-kii wuxuuna ku mutaystay lix sano oo xarig ah.

1977-kii Dagaalkii Ogaadeen kadib waxa uu kamid ahaa saraakiil damacday in ay xukunka ka tuuraan xukuumaddii Barre.

1978- kii Waxa uu Itoobiya ka aas-aasay jabhaddii SSDF.

1985-kii Waxaa xiray taliskii Mengistu Haile Mariam kadib markii uu ka horyimid sheegashada Itoobiyaa dhulkii ay jabhaddu xoraysay.

1991-kii waxa uu dib u habeeyay Jabhaddii SSDF kadib markii laga soo siidaayay xarigii Itoobiya.

1991-Waxa uu madax ka noqdaya guddigii xaaladda deg-degga ee goballadii Waqooyi Bari (Bari, Nugaal iyo Mudug) oo hadda iyada oo ay ku biireen Sool, Sanaag iyo Cayn loo yaqaano Puntland. Guddigu waxa uu mas’uul ka ahaa difaaca dalka ee colaadaha sokeeye.

1996-1997-kii Waxa uu kamid noqday guddoomiyayaashii wareega ahaa ee Golaha Badbaadada Qaranka (Sodare)

1998-kii waxaa loo doortay madaxweeynaha xukuumaddii koowaad ee Dawlad–Gobaleedka Puntland

Waxa uu xiriir aad u wacan la leeyahay madaxda dawladaha dariska ah ee Itoobiya iyo Keenaya iyo waliba Yaman

Saamayn wayn iyo qadarin qoto dheer ayuu ku leeyahay itoobiya iyo gaalada

ARAGTIDIISA SOOMALIYA


Kala qeybin dadka soomaaliyeed

Diidmo iyo inkiraad diinta ah

Wadan in uu siiyo cadowga umada soomaaliyeed ee itoobiya

Kaligii talisnimo

Xiriir adag oo uu la yeesho wadamda Galbeedka

MABAADII’DA, IYO QAAB NOLOLEEDKIISA LIFE

Waa nin dhiman, oo beer dad ku jiro lehna mabaa’di siyaasadeed loo soo dhiibo

Waa hogaamiye si wayn u jecel qofka wax is-daba marinta iyo danaha shakhsiga yaqaan

Balwadiisu waa dhiiga kaliya, ma cabo sigaar qaadna ma cuno

Static Wikipedia 2006 (no images)

aa - ab - af - ak - als - am - an - ang - ar - arc - as - ast - av - ay - az - ba - bar - bat_smg - bcl - be - be_x_old - bg - bh - bi - bm - bn - bo - bpy - br - bs - bug - bxr -
 
ca - cbk_zam - cdo - ce - ceb - ch - cho - chr - chy - co - cr - crh - cs - csb - cu - cv - cy - da - de - diq - dsb - dv - dz - ee - el - eml - en - eo - es - et - eu - ext -
fa - ff - fi - fiu_vro - fj - fo - fr - frp - fur - fy - ga - gan - gd - gl - glk - gn - got - gu - gv - ha - hak - haw - he - hi - hif - ho - hr - hsb - ht - hu - hy - hz -
 
ia - id - ie - ig - ii - ik - ilo - io - is - it - iu - ja - jbo - jv - ka - kaa - kab - kg - ki - kj - kk - kl - km - kn - ko - kr - ks - ksh - ku - kv - kw - ky -
la - lad - lb - lbe - lg - li - lij - lmo - ln - lo - lt - lv - map_bms - mdf - mg - mh - mi - mk - ml - mn - mo - mr - mt - mus - my - myv - mzn -
 
na - nah - nap - nds - nds_nl - ne - new - ng - nl - nn - no - nov - nrm - nv - ny - oc - om - or - os - pa - pag - pam - pap - pdc - pi - pih - pl - pms - ps - pt -
qu - quality - rm - rmy - rn - ro - roa_rup - roa_tara - ru - rw - sa - sah - sc - scn - sco - sd - se - sg - sh - si - simple - sk - sl - sm - sn - so - sr - srn - ss - st - stq - su - sv - sw - szl -
 
ta - te - tet - tg - th - ti - tk - tl - tlh - tn - to - tpi - tr - ts - tt - tum - tw - ty - udm - ug - uk - ur - uz - ve - vec - vi - vls - vo - wa - war - wo - wuu - xal - xh -
yi - yo - za - zea - zh - zh_classical - zh_min_nan - zh_yue - zu -

Static Wikipedia 2008 (no images)

aa - ab - af - ak - als - am - an - ang - ar - arc - as - ast - av - ay - az - ba - bar - bat_smg - bcl - be - be_x_old - bg - bh - bi - bm - bn - bo - bpy - br - bs - bug - bxr - ca - cbk_zam - cdo - ce - ceb - ch - cho - chr - chy - co - cr - crh - cs - csb - cu - cv - cy - da - de - diq - dsb - dv - dz - ee - el - eml - en - eo - es - et - eu - ext - fa - ff - fi - fiu_vro - fj - fo - fr - frp - fur - fy - ga - gan - gd - gl - glk - gn - got - gu - gv - ha - hak - haw - he - hi - hif - ho - hr - hsb - ht - hu - hy - hz - ia - id - ie - ig - ii - ik - ilo - io - is - it - iu - ja - jbo - jv - ka - kaa - kab - kg - ki - kj - kk - kl - km - kn - ko - kr - ks - ksh - ku - kv - kw - ky - la - lad - lb - lbe - lg - li - lij - lmo - ln - lo - lt - lv - map_bms - mdf - mg - mh - mi - mk - ml - mn - mo - mr - mt - mus - my - myv - mzn - na - nah - nap - nds - nds_nl - ne - new - ng - nl - nn - no - nov - nrm - nv - ny - oc - om - or - os - pa - pag - pam - pap - pdc - pi - pih - pl - pms - ps - pt - qu - quality - rm - rmy - rn - ro - roa_rup - roa_tara - ru - rw - sa - sah - sc - scn - sco - sd - se - sg - sh - si - simple - sk - sl - sm - sn - so - sr - srn - ss - st - stq - su - sv - sw - szl - ta - te - tet - tg - th - ti - tk - tl - tlh - tn - to - tpi - tr - ts - tt - tum - tw - ty - udm - ug - uk - ur - uz - ve - vec - vi - vls - vo - wa - war - wo - wuu - xal - xh - yi - yo - za - zea - zh - zh_classical - zh_min_nan - zh_yue - zu -